Ciidamada Puntland oo isaga baxay Aag ay kaga sugnaayeen Galgala iyo Sababta keentay

Cutubyo katirsan  ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta isaga baxay fariisimo muhiim ah ay kaga sugnaayeen deegaanka buuraleyda Galgala ee katirsan gobolka Bari. Ciidankan iyo gaadiidkooda dagaalka ayaa isaga soo baxay fariisimo ay kaga sugnaayeen Deegaanka Galgala, waxa ayna ciidamadan ay soo gaareen deegaan kale oo lagu magacaabo Jimbac. Sida aan wararka ku heleyno ciidmadan … Continue reading Ciidamada Puntland oo isaga baxay Aag ay kaga sugnaayeen Galgala iyo Sababta keentay